Daawo:Wasaaradda beeraha Soomaliya ayaa tababar sare loogu qaadayo tayada iyo awoodda shaqaalaha

bardheere

Wasaaradda beeraha xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa waxay qabatay tababar sare loogu qaadayo tayada iyo awoodda shaqaalaha ku qabatay Magaalada Muqdisho, Tobabarkaan ayaa waxaa uu soconayaa Mudo bil waxaana lagu baranayaa Waraabka beeraha, tacabka Beeraha iyo sida ugu wanagsan ee looga faa’deysan karo beeraha Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.