Daawo:Xildhibaanada baarlamaanka somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadlay dhibaatooyin kenya ka geysteen gobolka gado

dil

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomalia ayaa markii ugu horeysay waxay ka hadleen dhibaatooyin ay ciidamada dalka kenya ka geysteen gobolka Gedo taas oo ay kamid yihiin kufsi lagula kacay shan gabdhood iyo dilal joogta ah oo ay u gaystan shacabka Soomaliyeed ee Gobolka Gedo.

Xildhibaanada ayaa waxay camaabareeyey weerar lagu dilay shaqaalo katirsan shirkada Hormuud iyo Burbur loo gaystay Xarumihii shirkada is gaarsiinta Hormuud, Xildhibanada Labada gole ee Baarlamaanka Soomaliya ayaa waxay kaloo sheegeen inaan la qabali Karin in dowlada soomaliya aysan ka hadlin tacadiyada dowlada kenya kula kacayso shacabka Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.