Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: April 2018

garba

Buugaag ay soo gaarsiiyeen Maktabada Garbahaaray Ardayda Jubbaland ee kusugan Dalka Bangladesh”Sawiro”

30th April 2018 admin 0

Ardayda kasoo jeedda deegaannada jubbooyinka gaar ahaan gobolka Gedo ayaa maanta ku wareejisay buugaag gaaraysa ilaa 100 buug Maktabadda guud ee Degmada Garbahaarrey Gobolka Gedo. […]

Daawo:Golaha Fulinta Ururka Saxafiyiinta Jubaland Ee ( JAJ ) oo lamagacabay

30th April 2018 admin 0

Shirkaan Jaraa’id Ee Uu Maantey Qabtey Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Jubaland Maxamed Qaasim Caliwaxar Oo Ay Labadiisa Garab Fadhiyeen Gudoomiye Kuxigeenkiisa Iyo Xoghayaha Guud Ee Ururka […]

No Image

Madaxwaynaha Puntland oo ka hadlay Doorashadii Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaliya

30th April 2018 admin 0
No Image

Daawo:Culumada Caasimada Hirshabelle oo ku baaqay in Ilaahey loo laaabto lana Caawiyo dadka ay dhibaateyeen Biyaha wabiyada

30th April 2018 admin 0
No Image

Daawo:Madaxwaynaha Soomaliya oo Sheegay in Gargaar dag daga lasoo gaarsinayo Shacabka Baladwayne

30th April 2018 admin 0
mandera

Daawo:Biyo Ka yimid Buurta Baladxaawo oo soo maray Hogii kenya qoday Xuduuda oo waxyelo ugaystay Beeraleyda magaalada Mandheera

30th April 2018 admin 0

Beeraleyda magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa cabasho ka muujiyey Biyo ku soo fatahay beerahooda baabi’yeyna dalagyadii beeraha, Biyaahn ayaa waxay ka yimaadeen Buurta Magaalada […]

farmajo

Madaxweyne Soomaliya ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka

30th April 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha la doortay ee Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan. Madaxweynaha ayaa […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland ayaa sheegay Garoomadda Puntland loo fasaxay Diyaaradaha Caawimaadda usida Balad-weyne Ka Hadley Fatahaada Wabiga Shabeele

30th April 2018 admin 0
wasiir

Wasiirkii Hore Gaashaandhiga Soomaliya oo loo doortay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya

30th April 2018 admin 0

Baarlamaanka Soomaliya ayaa waxay Gudoomiye u doorteen Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga Soomaliya ahna Munade ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxaan, Doorashadaan ayaa […]

No Image

Madaxwaynaha Soomliya oo gaaray Magaalada Baladwayne

30th April 2018 admin 0

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Baladweyne si uu indhihiisa ugu soo arko Dhibka uu geystay Fatahaada ka dhacday Magaalada Baladwayne […]

Barlaman

Tirinta codadka Doorashada Gudoomiyaha Barlamanaka Soomaliya oo la soo gaba gabeeyay iyo 4 musharax oo u gudubtay Wareega 2aad

30th April 2018 admin 0

Waxaa la soo gaba gabeeyay tirinta codadka wareegii koowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya oo ay ku tartamayeen 10 Musharax, Musharaxiinta ayaa helay codad […]

No Image

Dowladda Soomaaliya oo maalinta berito ah fasaxday shaqaala weynaha Soomaaliyeed

30th April 2018 admin 0

Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu wargeliyay shaqaalaha Dowladda iyo shaqaalaha gaarka ah intaba in maalinta berito oo ku beegan Tallaado 1-da […]

imaradka

Isu Ekaa Raggii Aaday Imaaraaka iyo Wang Jingwei W/Q Ibrarim Aden Shire

30th April 2018 admin 0

Khamiisti ina dhaaftay (26/04/2018) waxaa magaalada Dubaay ee dalka Imaaraatka shir ku qabtay Cabdiwali Cali Gaas hoggaamiyaha maamulka Puntland. Waqtiga ay ku beegnayd, ujeedka laga […]

Barlaman

Toos u daawo Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya

30th April 2018 admin 0
Barlaman

Qaban qaabadii Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya oo Muqdisho Kasocota

30th April 2018 admin 0

Waxaa Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya ee Magalada Muqdisho ka socda diyaar garoowgii u dambeeyey ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay u sharaxan yihiin […]

Posts pagination

1 2 … 26 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes