Tirinta codadka Doorashada Gudoomiyaha Barlamanaka Soomaliya oo la soo gaba gabeeyay iyo 4 musharax oo u gudubtay Wareega 2aad

Barlaman

Waxaa la soo gaba gabeeyay tirinta codadka wareegii koowaad ee Doorashada Gudoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya oo ay ku tartamayeen 10 Musharax, Musharaxiinta ayaa helay codad kala duwan waxaana wareegii kowaad haray 6 Musharaxa.

Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo haysta 83.
Xildhibaan Ibraahin Isaaq Yarow oo helay 69
Xildhibaan C/casiis Xasan Lafta Gareen oo helay 54
Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo helay 19
Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Nuur oo helay 16 cod
Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye oo helay 7 cod
Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow oo helay 7
Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar oo helay 3 Cod
Xildhibaan Shariif Sheekuna Maya oo helay 5 cod

Waxaana wareega Kowaad usoo gudbay Afar Musharaxa oo kala ah.
Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo haysta 83.
Xildhibaan Ibraahin Isaaq Yarow oo helay 69
Xildhibaan C/casiis Xasan Lafta Gareen oo helay 54
Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo helay 19

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.