Madaxwaynaha Soomliya oo gaaray Magaalada Baladwayne

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa gaaray Magaalada Baladweyne si uu indhihiisa ugu soo arko Dhibka uu geystay Fatahaada ka dhacday Magaalada Baladwayne ee Maamulka Hirshabeele, Madaxweyne Soomaliya Safarka uu ku tagay Magaalada Baladwayne waxaa ku waheliya wasiiro Iyo xubno kale oo ka tirsan Dowlada Soomaliya.

Waftiga Madaxwaynaha waxaa kusoo dhaweeyey Magalada Baladwayne Madaxwaynaha Hirshabeele Iyo Masuuliyiin kasocota Maamulka Hirshabeele Iyo saraakiil kasocota Ciidamada Amisom ee ku sugan Magaalada Baladwayne.

wararkeena dambe kale soco Warar dheeraad ah

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.