Qaban qaabadii Doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya oo Muqdisho Kasocota

Barlaman

Waxaa Xarunta Golaha Shacabka Soomaaliya ee Magalada Muqdisho ka socda diyaar garoowgii u dambeeyey ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo ay u sharaxan yihiin ilaa 11 musharax oo dhammaantood ka mid ah Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.

Xildhibaannada iyo musharixiinta qaar ayaa haatan ku sugan Xarunta Golaha Shacabkas waxaana siweyn loo adkeeyey amaanka Xarunta Golaha Shacabka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.