Daawo:Ciidamo Tiradooda Gaarayso 110 askari oo kasoo goystay Maamulka Soomaliland ayaa soo gaaray Puntland

Ciidamo ka soo goostay Ciidamada Soomaliland ayaa Soo garaay Puntland waxaana lagusoo dhaweeyey deegaanka Harwanaag ee Gobolka Sool, ciidamadaan soo goostay ayaa wxaa tiradooda ;agu sheegay 110Askari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.