Daawo:Golaha Fulinta Ururka Saxafiyiinta Jubaland Ee ( JAJ ) oo lamagacabay

Shirkaan Jaraa’id Ee Uu Maantey Qabtey Gudoomiyaha Ururka Saxafiyiinta Jubaland Maxamed Qaasim Caliwaxar Oo Ay Labadiisa Garab Fadhiyeen Gudoomiye Kuxigeenkiisa Iyo Xoghayaha Guud Ee Ururka Ayaa Ku Qotomey Magacaabista Golaha Fulinta Ururka Saxafiyiinta Jubaland Ee ( JAJ ) Gudoomiyaha Ayaana Sheegey In Muddo Sadex Bilood Ah Uu Wadey Latashiyo Ku Aadan Magacaabista Xubnahaan Uuna Garowsadey In Muddada Sanadka Ah Ee Uu Xilka Hayn doono In Ay Xubnahaan La Shaqeyn Doonaan.

Gudoomiye Maxamed Qaasim Cali Waxar Ayaa Baaq-wada Shaqeyneed U Direy Wariyeyaasha Jubaland Madaxda Wasaaradda Warfaafinta Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Jubaland Ururada Saxafadda Dalka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.