Buugaag ay soo gaarsiiyeen Maktabada Garbahaaray Ardayda Jubbaland ee kusugan Dalka Bangladesh”Sawiro”

garba

Ardayda kasoo jeedda deegaannada jubbooyinka gaar ahaan gobolka Gedo ayaa maanta ku wareejisay buugaag gaaraysa ilaa 100 buug Maktabadda guud ee Degmada Garbahaarrey Gobolka Gedo.
Waxaa ammaan iyo xusid mudan in ay noqdeen ardaydii ugu horreysay ee ka soo jeedda gobolka Gedo waxna ka barata qurbaha oo buugaag soo gaarsiiso maktabadda guud ee Garbahaarrey.

Hawl-wadeennada Maktabadda Garbaaharay ayaa waxay ugu mahad celiyeen Ardaydii soo gaarsiisay Buugaagta Maktbada garbaaharay waxa ayna ugu baaqeen dhamaan bulshada iyo ardayda in ay kaqayb qaataan taabba gelinta iyo dardargelinta maktabadda.
garbo

garbo

garbo

garbo

garba

garbah

cali

cali

cali

cali

cali

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.