Daawo:Biyo Ka yimid Buurta Baladxaawo oo soo maray Hogii kenya qoday Xuduuda oo waxyelo ugaystay Beeraleyda magaalada Mandheera

mandera

Beeraleyda magaalada Mandheera ee dalka Kenya ayaa cabasho ka muujiyey Biyo ku soo fatahay beerahooda baabi’yeyna dalagyadii beeraha, Biyaahn ayaa waxay ka yimaadeen Buurta Magaalada Baladxaawo ee Gobolka gedo kuwaas oo soo maray Hogii ay Dowlada Kenya ka qoday Xududka u dhaxaysa Baladxaawo Iyo Mandera.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.