Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

farmajo

Daawo:Madaxweynaha Soomaliya oo La Kulamay Sanater Ka Tirsan Aqalka odayaasha Usa

27th March 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta la kulmay Sanator Jeff Merkely oo ka tirsan Aqalka Odayaasha ee dalka Maraykanka. Madaxweynaha iyo […]

farmajo

Madaxweyne Soomaliya oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha Muritaaniya ay u soo Magacowday Soomaaliya

27th March 2018 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Jamhuuriyadda Muritaaniya ee loo soo Magacabay Soomaaliya Mudane Wadaadi Walad Sayid. Danjire Wadaadi […]

gacaliye

Daawo:Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye” oo ka hadlay xad gudubka Kenya ka waddo xadka konfuur ee Soomaaliya

27th March 2018 admin 0

Madaxwaynaha Galgaduud sarre Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye” ayaa wareysi uu siiyey TVga BULSHO ayuu waxuu kawar bixiyey xad-gudubka Kenya ka waddo xadka konfuur ee […]

usa

Xukuumadda Raysulwasaare Kheyre oo loogu baaqay in ay ka dhabayso wada hadalada xaduuda Kenya “sawiro”.

27th March 2018 admin 0

Qaarkamid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee Columbus Ohio oo iskugu yimid kulun ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin qayla dhaanta shacabka Beledxaawo ee la […]

Wasiirka Amniga Jubbaland oo gaaray Baledxaawo

27th March 2018 admin 0

Wafdi uu hoggaaminaayo Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan ayaa gaaray magaalada Baledxaawo ee gobolka Gedo. Sababta uu u tagay Wasiirka Baledxaawo ayaa […]

Dekadda Muqdisho oo lagu qabtay Qamri

27th March 2018 admin 0

Wararka naga soo gaaraya dekedda Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidanka dowladda ee ku sugan Dakadda  Muqdisho, ay gacanta  ku dhigeen Kunteenar ay […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Maanta Wasaarada gaashaandhiga kula kulmaya Saraakiil dhalin yaro ah

27th March 2018 admin 0

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo Madaxweynaha Dowlada Soomaaliya) ayaa xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga wuxuu kula kulmayaa saraakiishii Dhalinyarada aheyd ee dhawaan loo dhiibay hoggaanada qaar ee Ciidanka. […]

Ciidamada Amaanka oo Maanta Xiray qaar ka mid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho

27th March 2018 admin 0

Sida ay Sheegayaan Wararka Waxaa maanta xiray Qaar ka mid ah Waddooyinka Muqdisho, iyadoo lagu soo daadiyay ciidamo aad u fara badan, waxaana arrintan ay […]

Al Shabaab oo ka hadlay Darbiga BeledxaawoMogadishu.

27th March 2018 admin 0

Al Shabaab ayaa ka hadlay qorshaha dowladda Kenya ay darbiga kaga dhiseyso xuduuda u dhaxeyso labada dowladdood ee Kenya iyo Soomaaliya. Afhayeenka Al Shabaab Sheikh […]

No Image

Daawo:Somaliland oo Darajo Siiyay Sarkaal Dhawaan gaari dagaal Kala Soo Goostay Puntland

27th March 2018 admin 0

Soomaaliya iyo Kenya oo maanta ka wada hadlaya xiisada Beled Xaawo

27th March 2018 admin 0

Waxaa maanta oo Talaado ah lagu wadaa in ay kulmaan Masuuliyiin ka tirsan Dowladaha Kenya iyo Soomaaliya, si ay uga wada hadlaan dhibaatada ka tgaagan […]

No Image

Madaxweynaha Soomaaliya oo la kulmaya saraakiil Millitari

27th March 2018 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa saakay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga wuxuu kula kulmayaa saraakiishii Dhalinyarada aheyd ee dhawaan loo dhiibay hoggaanada qaar […]

Weeraro iyo dil xalay ka dhacay gobolada SH/Hoose iyo Jubbada Hoose.

27th March 2018 admin 0

Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa xalay waxaa ka dhacay dil iyo weerar lagu qaaday ciidamada AMISOM. Degmada Afgooye dabley hubeysan ayaa ku dishay Wiil dhalinyaro ah, […]

Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka oo kawada hadlay arinta la xariirka shirkada DP World

27th March 2018 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa u yeertay Safiirka Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho Maxamed Axmed Al-Cusmaan Xamaadi, si wax looga weydiyo arimo dhowr ah oo […]

No Image

Daawo:Galmudug oo yeelatay 178 Xildhibaan iyo Shiiq Shaakir oo ku farxay

27th March 2018 admin 0

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay xaflada dhameystirka heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti kaas oo u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlusuna waxaana laysku daray labadii baarlamaan […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes