Daawo:Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye” oo ka hadlay xad gudubka Kenya ka waddo xadka konfuur ee Soomaaliya

gacaliye

Madaxwaynaha Galgaduud sarre Xasan Maxamed Saciid Samantar “Gacaliye” ayaa wareysi uu siiyey TVga BULSHO ayuu waxuu kawar bixiyey xad-gudubka Kenya ka waddo xadka konfuur ee Soomaaliya iyo mooshinka lidka ku ah Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Jawaari.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.