Daawo:Galmudug oo yeelatay 178 Xildhibaan iyo Shiiq Shaakir oo ku farxay

Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu qabtay xaflada dhameystirka heshiiskii lagu gaaray dalka Jabuuti kaas oo u dhaxeeyay Galmudug iyo Ahlusuna waxaana laysku daray labadii baarlamaan ee maamulada Ahlusuna iyo Galmudug kuwaas oo wada noqon doona xildhibaano ka tirsan Maamulka Galmudug Xildhibaanadaan ayaa tiradooda noqotay 178 waana maamul goboleedka ugu Xildhibaan badan Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.