Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

ciyaar

Guddoomiyaha Gobolka Gedo oo Garbahaarey ka daahfuray tartan kubadda cagta ah

5th March 2018 admin 0
wabi

Daawo:Maamulka Degmada Doolow oo xarigga ka jaray mashaariic laga fuliyay degmadaasi

5th March 2018 admin 0

Degmada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa Xariga laga jaray maashaariic Biyood oo ay hirgalisay Haya’da NCA deegaanada laga hirgaliyey mashaariicdaan ayaa waxaa kamid ahaaQansaxleey […]

AKHRISO: Qodobadda looga hadlaayo Shirka Maanta ka furmaya G/Banaadir

5th March 2018 admin 0

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta magaalada muqdisho ku qabanaya shir wadatashi ah oo ku saabsan Arrimaha Barakacayaasha iyo Qaxootiga ku soo laabtay gobolka banaadir. Shirka […]

ku dhawaad 30-gawaarida xamuulka qaada oo ku xaniban duleedka magaalada Cadaado.

5th March 2018 admin 0

Mudo labo maalmood ayaa waxaa duleedka magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ku xeyiran ku dhawaad 30-gaari nuuca xamuulka qaada ah kadib markii ay halkaasi ku […]

Maxkamad ku taal Koonfur Afrika oo xukun ku riday nin dilay muwaadin Soomaali ah.

5th March 2018 admin 0

Maxkamad ku taala Magaalada Cape Town ee Dalka Koofur Afrika ayaa xukun 35 Sano oo xasbi ah ku ridday nin hore u dilay muwaadin soomaali […]

Gudigi Gurmadka Qaran ee Qaraxii Zoobe oo ku dhawaaqay in ay gurmadka soo gabagabeeyeen.

5th March 2018 admin 0

Gudigi gurmadka qaran ee qaraxii zoobe uuna magacaabay Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa xalay munaasabad ay ku qabteyn magaalada Muqdisho waxaa ay ku sheegeen […]

Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Oo Turkiga Ka Guddoomay Labis Ciidan

5th March 2018 admin 0

Saraakiisha Ciidanka Xooga Dalka ayaa maanta guddoomay Dreeskan Ciidan oo Dowladda Turkigu ay ugu talagashey Ciidamada Cirka iyo Badda oo ka mid ah Ciidanka Xooga […]

No Image

Laamaha Amniga Oo Sheegay In Ay Ka Hortageen Qaraxyo Ka Dhici Lahaa Muqdisho

5th March 2018 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa sheegay in sababihii laamaha amniga Soomaaliya ay u xireen wadooyinka iyo Isgoysyada magaalada Muqdisho ay aheyd sugida ammniga iyo ka hortegida […]

No Image

Dawladda Turkiga ayaa qalab ciidan ku wareejisay Talisyada ciidamada Badda iyo Cirka ee xoogga dalka

5th March 2018 admin 0
axmed

Daawo:Munaasabad loogu ducaynayo Nabadoon Axmed diiriye oo London ka dhacaday

5th March 2018 admin 0

Waxaa Magaalada London Dalka Ingiriiska ka dhacday munaasabad loogu ducaynayo Nabadood Axmed diiriye oo ku dhintay Magaalada Muqdisho, Munaasbadaan dadkii kazoo qayb galay oo isugu […]

No Image

Mushaqraxa Puntalnd ee 2019 oo Columbus lagu soo dhaweeyay”sawiro”

4th March 2018 admin 0

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee gobolka Ohio ayaa soo dhaweyn u sameeyay Abdirizak Jama Janagale oo ah musharaxa u taagan qabashada xilka madaxnimada Puntland ee 2019 ka. […]

No Image

Daawo:Madaxweynaha Maamulka Hirshabeele Oo Tacsi U Diray Ciidanka AMISOM

4th March 2018 admin 0

Jimcihii lasoo dhaafay bay ahayd Markii Ciidamada Amisom jidka loogalay inta udhaxaysa Balcad Iyo Jowhar waxaana weerarkaas ka dhashay qasaaro badan oo loo gaystay Ciidmada […]

No Image

Odayaashsa & Waxgaradka Cadaado Oo Dhaliilo U Soo Jeediyay Madaxda Galmudug

4th March 2018 admin 0

Kulan ay isugu yimaadeen Odayaasha Iyo waxgaradka Cadaado ayaa waxay sheegeen inay Madaxda Galmudug kabaxeen xeshiiskii Laysla Gaaray ee ahaa in Barlamanka Galmudug Xaruntiisa tahay […]

guuled

Daawo:Safiirka Soomaliya ee dalka India iyo Maxaabiis ayaa ka soo dagay Garoonka Diyaradaha Muqdisho

4th March 2018 admin 0

Diyaarad Sida Maxaabis laga soo daayay xabsiyadda dalka Hindiya oo ay Hogaaminayso Safiiska Soomaliya ee Dalka India Ebyan Ladane ayaa kasoo dagtay Garoonka Diyaaraddaha Magaalada […]

Ciidamo xoog kula wareegay Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Puntland ee Qardho

4th March 2018 admin 0

Askar ka tirsan Ciidanka Birmadka maamulka Puntland ayaa saaka la wareegay xarunta Wasaaradda Maaliyadda iyo Bangiga magaalada Qardho sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka […]

Posts pagination

« 1 … 25 26 27 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes