Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: March 2018

sharif

Madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif Sh Axmad oo ka hadlay Muranka Barlamaanka

30th March 2018 admin 0

madaxweynihi hore ee Soomaaliya Shiikh Sharif sheikh axmed ayuu ku ugu baaqay dhammaan madaxda qaranka in gacmaha la isku qabsado sidii dalka loo badbaadin lahaa, […]

No Image

Daawo:Wafti uu hogaminaayo gudoomiyaha Gobolka oo kamid yhay Il cawir ayaa Gaaray Luuq

30th March 2018 admin 0

Wafdi ka socda dowlad gobaleedka jubaland oo uu Horkacaayo gudoomiha gobolka gedo maxamed muxumed Maxamed oo ay kuwehliyaan wasiirka amniga ee jubaland iyo Wasiir ku […]

No Image

Daawo:Soomali Cable oo Raali Galin ka bixiyey qoraal loogu gafay Raysawasare Khayre kuwii ka dambeeyeyna Ciqaab adag La kulmeen

30th March 2018 admin 0

Maamulka Somali Cable TV ayaa raaligalin ka bixiyay Qoraal iyo Muqaal Si qalad ah loogu Baahiyay Barta Facebook ga Tvga oo loogu gafay Ra’iisul-Wasaare Kheyre […]

shaasha

Daawo:Jowhar oo qofka dhinta 7 Bari Daf loo aqriyo sida uu kusoo waramayo Dulimidiid Shaashaa

30th March 2018 admin 0

Qofka markuu mootan yahay 7 maamlmood ayaa waxaa loo aqriya Xadro loo yaqaano Daf waa mid xaraarad baday ama dadka qaadayo ku jidbooda waana dhaqan […]

amisom

Khasaaro Ka Dhashay Dagaal Ka Dhacay Degmada Mahadaay oo udhaxeeya Amisom iyo

30th March 2018 admin 0
xeraale

Maqal+Muuqaal:Bananbax looga Soo Horjeeda Boobka Galmudug oo uu ka qayb galay Wasiirka Diinta Galmudug ayaa ka dhacay Xeraale

30th March 2018 admin 0

Wasiirka Arimaha Diinta iyo Awqaaafta Galmudug ayaa ka qayb galay Banaanbax kadhacay magaalada Xeraale oo looga soo horjeedo Shirkii ku soo dhamaadey magaalada Dhuusamareeb ee […]

baladxaawo

Boobka Baled Xaawo Waxa uu Biloow u yahay Banaysashada Badeena W/Q Cabaas Cumar Maxamed

30th March 2018 admin 0

Sida aan la soconno waxa maalmahaan dambe isa soo tarayay qaylo-dhaan ka soo bilaabatay dadka ku dhaqan degmada Baled-xaawo ee gobolka Gedo ay uga cabanayaan […]

barlamanka

Akhriso:Sida Xaalka Barlamaanka noqonayo Sabtida Hadaan Ioo Gurman

30th March 2018 admin 0

14 Bishaan Maarso bay ahayd markii Mooshin laga Keenay Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari waxaana Mooshinkaas qabtay Gudoomiye kuxigeenka Barlamaanka Muuday, Gudoomiye Jawaari […]

No Image

Ciidamada Isku dhafka Gaalkacyo oo tobabar loo soo xiaray

30th March 2018 admin 0

Shirkada Duulimaad yada ee Air Jabuuti ayaa dulimaadyo joogta ah ka bilaabaysa Boosaaso

30th March 2018 admin 0
muuday

Akhriso”War saxaafadeedkii uu soo saarey Siihayaha Gudoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiweli Muudeey

30th March 2018 admin 0

Waxaa caawa shir jaraa”Id ku qabtay  xaruunta villa hargeysa Siihayaha Gudoomiyaha Golaha Shacabka Cabdiweli Muudeey wuxuuna sheegay in maalinka sabtiga lagu balan san yahay in […]

muuday

Daawo: Gudoomiye ku xigeenka Barlamaanka Muuday oo sheegay Mooshinka Sabtida inuu dhacaayo

30th March 2018 admin 0
No Image

Daawo:Caabudwaaq Arday Dhamaysatay Dugsiga Shire Jaamac

29th March 2018 admin 0

Magaalada Caabudwaaq waxaa ka dhacay munaasabad la gudoonsiinaayey shahaado sharaf ardayda u soo gudubtay Dugsiga sare waxaana munaasabadaan ka dhacay Dusiga Shire jaamac ee Degmada […]

No Image

Daawo:Caabudwaaq Munaasabad lagu maamuusayay Sanad guuradii 10aad ee ka soo wareegtay Iskuulka Saaluxudin

29th March 2018 admin 0

Munaasabad lagu maamuusayay Sanad guuradii 10aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasey Iskuulka Saaluxudin ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq waxana kasaoo qaygalay Qaybaha kala […]

jawaari

Daawo Gudoomiye Jawaari oo caawa shir dag daga qabtay kana Hadlay

29th March 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes