Daawo:Jowhar oo qofka dhinta 7 Bari Daf loo aqriyo sida uu kusoo waramayo Dulimidiid Shaashaa

shaasha

Qofka markuu mootan yahay 7 maamlmood ayaa waxaa loo aqriya Xadro loo yaqaano Daf waa mid xaraarad baday ama dadka qaadayo ku jidbooda waana dhaqan kajira Jowhar Iyo meelo kale, arintaan ayaa ah mid ay ka hor yimaadeen culimada Soomaliyeed gaar ahan kuwa Jowhar waana mid raga Iyo dumarka is dhex galaan.
hoos kadaawo warbixinta Shaashaa

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.