Daawo:Soomali Cable oo Raali Galin ka bixiyey qoraal loogu gafay Raysawasare Khayre kuwii ka dambeeyeyna Ciqaab adag La kulmeen

Maamulka Somali Cable TV ayaa raaligalin ka bixiyay Qoraal iyo Muqaal Si qalad ah loogu Baahiyay Barta Facebook ga Tvga oo loogu gafay Ra’iisul-Wasaare Kheyre hadaba Tvga Soomali Cable markii uu kawar helay Qoraalkaas waxuu talaabo adag ka qaaday shaqsiyaadkii kadmabeeyey Falkaas waxayna Raali galin buuxda ka siiyeen shacabka Iyo Madaxda Dowlada soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.