Daawo:Wafti uu hogaminaayo gudoomiyaha Gobolka oo kamid yhay Il cawir ayaa Gaaray Luuq

Wafdi ka socda dowlad gobaleedka jubaland oo uu Horkacaayo gudoomiha gobolka gedo maxamed muxumed Maxamed oo ay kuwehliyaan wasiirka amniga ee jubaland iyo Wasiir ku xigeenka arimaha gudaha ee dowlad gobaleedka Jubalaand ayaa maanta soo gaaray degmada luuq ganaane ee gobolka gedo ayagoona u kuurgali doonan xaalada ka Jirto Degmada waxana kulamo ayla qaadani doonan bulshada Qeybaheeda kala duwan.


By wariye c/nuur shableeye xasan (aabdinor shikir)

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.