Madaxweynihii hore ee Sheekh Shariif Sh Axmad oo ka hadlay Muranka Barlamaanka

sharif

madaxweynihi hore ee Soomaaliya Shiikh Sharif sheikh axmed ayuu ku ugu baaqay dhammaan madaxda qaranka in gacmaha la isku qabsado sidii dalka loo badbaadin lahaa, lagana fogaado Khilaaf kasta oo horseedi kara in aan gacmaheenna ku burburinno geedi socodkii loogu jiray dowladnimada Soomaaliya, iyada oo maanka lagu hayo dadaalkii dheeraa ee naf iyo maal lahaa ee loo soo maray in dib loo yagleelo dowladnimada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.