Daawo:Caabudwaaq Munaasabad lagu maamuusayay Sanad guuradii 10aad ee ka soo wareegtay Iskuulka Saaluxudin

Munaasabad lagu maamuusayay Sanad guuradii 10aad ee ka soo wareegtay markii la aas-aasey Iskuulka Saaluxudin ayaa lagu qabtay Magaalada Caabudwaaq waxana kasaoo qaygalay Qaybaha kala duwan ee bulshada sida waalidiinta,Araday,maamulka iskuulka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.