Daawo:Caabudwaaq Arday Dhamaysatay Dugsiga Shire Jaamac

Magaalada Caabudwaaq waxaa ka dhacay munaasabad la gudoonsiinaayey shahaado sharaf ardayda u soo gudubtay Dugsiga sare waxaana munaasabadaan ka dhacay Dusiga Shire jaamac ee Degmada Caabudwaaq, waxaana ka qayb galay munaasabadii ardayda shahaado sharafta lagu gudoonsiinaayey wafdi uu hogaaminaayo Gudoomiye kuxigeenka Jamaacada ummada Soomaliya Aadan guuleed shabeel masuuliyiinta waxbarashada Caabudwaaq, waalidiin, Aqqon yahano uu kamid yahay Garaad Faarax warsame, Shiiq Dabcasar, Arday Iyo Ugaaska Beesha Sade Ugaas Taakooy.


cw

cw

cw

cw

cw

cw
Naftaada Nabadda Bar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.