Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

No Image

Qarax Lala Eegtay Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Kenya Iyo Faah Faahin Ka Soo Baxeysa

25th February 2018 admin 0

Wararka uu Radio Dalsan ka helayo gobolka Gedo ayaa waxa auu sheegayaan in ciidamo ka tirsan kuwa Kenya qarax lagula eegtay qeybo ka mid ah […]

R/W Kheyre oo muddo kadib ku wajahan Imaaraadka.

25th February 2018 admin 0

Xasan Cali Kheyre Ra’iisul Wasaaraha xukumada fedraalka Soomaaliya ayaa maanta u duulaya dalka isu tagga Imaaraadka Carabta, kaddib casumaad rasmi ah oo uu ka helay […]

Golaha Ammaanka oo isku raacay xabbad joojin laga dhaqan geliyo Suuriya.

25th February 2018 admin 0

Labada kooxood ee ugu waawayn falaagada Suuriya ee gacanta ku haysa Quudada Bari ee Suuriya ayaa soo dhaweeyey qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay soo […]

Macalimiinta G.Waaqoy Bari Kenya oo loo sheegay in ay dambi tahay ka tagista Gobolkaasi.

25th February 2018 admin 0

Qaar ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeedda Kenya ayaa aad ugu soo hor jeystay macalimiinta Kenyaan ah ee wax ka dhiga iskuulada ku yaala […]

madoobe

Shacabka deegaanka Yoontooy oo ka cabanaya wax qabad la’aanta Maamulka Jubbaland

25th February 2018 admin 0

Shacabka ku dhaqan deegaanka Yoontooy oo hoos tagta Magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah oo kajirta deegaanka, waxayna sheegayaan in mamulka Jubbaland […]

shari

Xildhibaano Ka Hor Yimid Degmo Uu Magacaabay Madaxweyne Shariif Xasan

25th February 2018 admin 0
qarax

Ku dhawaad Afartan qof ayaa ku dhimatay iyo Sodon ka badan dhaaawac ah Qaraxyadii Xalay Ka Dhacay Muqdisho

24th February 2018 admin 0
No Image

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan laqaatay Wafti kasocda turkiga

24th February 2018 admin 0

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Xog-hayaha Guud ee Dawladaha Hoose ee dalka Turkiga Mudane […]

No Image

Khilaaf iyo gacan ka hadal Ka Dhashay Doorashada Mid ka Mid Ah Kuraasta ka Banaan Baarlamaanka

24th February 2018 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho maanta ka soctay doorashada mid kamid ah kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya taas oo ay qabanayeen Gudiga doorashooyinka qaranka ee Madaxa […]

qarax

Daawo:qasaaraha Soo gaaray Isgooyska Jubba kadib qaraxii shalay ka dhacay

24th February 2018 admin 0
dhaawaa

Maamulka isbitaalka Daaru Shifa oo ka warbixiyay dhaawacyada la gaarsiiyay

24th February 2018 admin 0

Maamulka isbitaalka Daaru Shifa ayaa waxuu ka warbixiyay dhaawacyada lakeenay Isbitaalka waxayna sheegen inay yihiin 15 dhaawac xogoodiina waa ladaaweeyey.

isbitaal

Daawo:Xaalada caafimaad dhaawacyadii la geeeyay isbitaal Madiina oo Gaaraya 12

24th February 2018 admin 0
alqaadi

Maamulka gobolka Gedo oo beeniyay in la weeraray garoonka Diyaradaha Baardheere

24th February 2018 admin 0

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Alqaadi ayaa waxuu beeniyey in Alshabab Soo weerareen Garoonka Diyaradaha Degmada baardhere wararkaa oo qorayeeb warbaahinta Gaarka loo lee […]

koro

Nalal ku shaqeeya cadceeda oo laga hirgeliyay deegaanka Goobweyn

24th February 2018 admin 0
xaj

odoyaasha iyo culuma’udiinka degmada Qardho oo ka dalbaday dowlada Soomaliya inay yarayso qiimaha Xajka

24th February 2018 admin 0

odoyaasha iyo culuma’udiinka degmada Qardho ayaa waxay ka dalbaday dowlada Soomaliya inay sameyso sidii qaymaha Xajka loo yareyn lahaa, waxay kaloo sheegeen waxgaradka sanadkasta in […]

Posts pagination

« 1 … 4 5 6 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes