Shacabka deegaanka Yoontooy oo ka cabanaya wax qabad la’aanta Maamulka Jubbaland

madoobe

Shacabka ku dhaqan deegaanka Yoontooy oo hoos tagta Magaalada Kismaayo ayaa ka cabanaya xaalado dhanka nolosha ah oo kajirta deegaanka, waxayna sheegayaan in mamulka Jubbaland ay ka gaabsadeen sidii ay wax uga qaban lahaayeen adeegyada sida Caafimaadka,Waxbarashada Biyo nadiif ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.