odoyaasha iyo culuma’udiinka degmada Qardho oo ka dalbaday dowlada Soomaliya inay yarayso qiimaha Xajka

xaj

odoyaasha iyo culuma’udiinka degmada Qardho ayaa waxay ka dalbaday dowlada Soomaliya inay sameyso sidii qaymaha Xajka loo yareyn lahaa, waxay kaloo sheegeen waxgaradka sanadkasta in qaymaha lacagta ee Xajka la kordhiyo tas oo shacabka Soomaliyeed Awoodi Karin.

Waxgaradkaan ayaa Dowlada waxay ka codsadeen gaar ahaan Raysawasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre inuu wax kaqabto qaymaha aan macquulka ahayn ee shacabka Soomaliyeed laga qaado.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.