Maamulka gobolka Gedo oo beeniyay in la weeraray garoonka Diyaradaha Baardheere

alqaadi

Gudoomiye Kuxigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Alqaadi ayaa waxuu beeniyey in Alshabab Soo weerareen Garoonka Diyaradaha Degmada baardhere wararkaa oo qorayeeb warbaahinta Gaarka loo lee yahay ee ka hawgalsha Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.