Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: February 2018

madoobe

Daawo:Waxgarad Kasoo Jeeda Jubbaland oo Shir ay ku yeesheen Muqdisho Eeedayn dusha uga Tuuray Axmed madoobe

26th February 2018 admin 0
No Image

Xafladda isku aadka Kooxaha ee ciyaarta xagaaga ayaa lagu qabtay Columbus ( Ohio International Spring Cup 2018 )Sawiro

26th February 2018 admin 0

Xaflad loogu talo galay isku aadka ciyaaraha xiliga xagaaga ee sanadkan 2018 ayaa lagu qabtay magaalada Columbus Ohio. ( Ohio International Spring Cup 2018 ) […]

waxgarad

Daawo:Maamulka Bangeele iyo Waxgaradka ayaa Kadigay Dulaad laga soo qaaday Cadaado

26th February 2018 admin 0

Maamulka Maagalada Bangeele iyo waxgaradka,Dhalinyarada Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa baaq udiray dowlada Soomaliya inay wax kaqabato Xisado colaadeed oo ka Cusboonaaday Cadaado […]

dhuxul

Maxaad kala socotaa Dhuxusha oo Kismaayo Si Aan Caadi ahayn looga Dhooofiyo”Sawiro”

26th February 2018 admin 0

Laga soo bilaabo xiligii Xogaga Alshabab ay la wareegeen gacan ku haynta Magalada Kismayo waxay u noqtay Xaruunta ganacsiga dhuxusha iyo Xaalufinta dhirta xiligaasi keydadka […]

gaas

Arday badan oo ka qalin jebiyay Jaamacada Boosaaso ee Garoowe iyo Madaxwayne gaas oo ka qayb galay

26th February 2018 admin 0
amisom

Ciidamada AMISOM oo toogasho ku dilay Askari Somaliyed

26th February 2018 admin 0

Ciidamada AMISOM ayaa toogasho ku dilay Askari ka tirsan Ciidanka dowlada soomaliyeed dilka askari ayaa waxuu kadhacay wadada laga galo Garoonka diyaaradaha gaar ahaan Bar […]

No Image

Dhismaha saldhigga Militari ee Imaaraatka ka dhisanayay Berbera oo la joojiyay

26th February 2018 admin 0

Wararka  ka ka imaanayo magaalada Berbera ayaa sheegaya in la hakiyay dhismaha saldhig milateri oo dowlada Imaaraatka carabtu ka waday garoonka diyaaradaha ee magaalada Berbera. […]

Senator ka tirsan Aqalka Senate-ka Mareeykanka oo la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya.

26th February 2018 admin 0

Senator Jack Reed oo ka Tirsan Aqalka Senate-ka Mareeykanka ayaa la kulmay Madaxweeynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo. Sida lagu sheegay qoraal lagu daabacay Bogga Facebook […]

SAWIRRO: Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Turkiga oo booqday degaanka Goobweyn

26th February 2018 admin 0

Madaxweynaha maamulka Jubbaland ee Soomaaliya Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ay wehelinayaan Wafdi uu hogaaminayo Safiirka Dowlada Turkiga ee Soomaaliya Olgan Bekar oo uu kamid […]

Maxakamad Xukun Dil Ah Ku Riday Haween Ka Tirsan Kooxda Daacish

26th February 2018 admin 0

Dowladda Ciraaq ayaa dil ku xukuntay 15 Haween ah,kuwaasi oo u dhashey Dalka Turkiga,islamarkaana  lagu eedeeyey in ay ka tirsanyihiin kooxda Daacish. Maxkamad kutaala Dalkaasi […]

No Image

Madaxweyne Waare Oo Magacaabay Guddi Uu Ku Jiro Nin Kenyan Ah & Baarlamaanka…

26th February 2018 admin 0

Waxaa haatan soo baxaya khilaaf horleh oo soo kala dhex galay Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo Xildhibaanada Maamulkaas. Xildhibaanada qaarkood ayaa madaxweyne Waare […]

doolow

Macadka Barashada Culuunta, Sharciga iyo Luqadaha ayaa laga dhagax dhigay degmada Doolow

26th February 2018 admin 0

waxaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo laga dhagax dhigay Macadka Barashada Culuunta, Sharciga iyo Luqadaha ee Cumar Binu Khadaab waxaana dhismaha Macadkaan iska kaashanaya Bulshada […]

shabab

Al-shabaab oo shaaciyay Magaca iyo xog ku saabsan Ninki isku qarxiyay meel u dhaw xarunta Nabad Sugidda Soomaaliya

26th February 2018 admin 0

War lagu baahiyay baraha wararka ee Al-shabaab ayaa ay uga hadleen weerarkii jimcihi aynu soo dhaafnay ka dhacay magaalada Muqdisho ee qaraxyada iyo weerarka tooska […]

Dowladda Kenya oo sheegtay in ay ciqaabi doonin Shabaabka isku dhiiba.

26th February 2018 admin 0

Xukuumada Kenya ayaa sheegtay inaysan jirin wararka ay warbaahinta tabinayaan ee ku saabsan xarig ay la daba joogto dhalinyarada kasoo baxsanaysa dhaq dhaqaaqa Al-shabaab,waxana xukuumada […]

shariif

Madaxweyne Shariif oo dhagaxdhigay goob lagu dhaqancelin doono haweenka kasoo goostay Shabab

26th February 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 4 … 27 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes