Macadka Barashada Culuunta, Sharciga iyo Luqadaha ayaa laga dhagax dhigay degmada Doolow

doolow

waxaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo laga dhagax dhigay Macadka Barashada Culuunta, Sharciga iyo Luqadaha ee Cumar Binu Khadaab waxaana dhismaha Macadkaan iska kaashanaya Bulshada Doolow iyagoo Lacago iska soo aruuriyey waxaana Musulimintana Iyo walaala Soomaliyeed laga codsanayaa in laga qayb qaato.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.