Daawo:Maamulka Bangeele iyo Waxgaradka ayaa Kadigay Dulaad laga soo qaaday Cadaado

waxgarad

Maamulka Maagalada Bangeele iyo waxgaradka,Dhalinyarada Iyo qaybaha kala duwan ee Bulshada ayaa baaq udiray dowlada Soomaliya inay wax kaqabato Xisado colaadeed oo ka Cusboonaaday Cadaado iyo Bangeele.

waxgaradkaan ayaa waxaa Sheegeen in Dulaan looga soo qaaday Magaalada Cadaado iyadoo laxaalufinaaya deegaanki iyagoo jara Cawska jawaabana ku shubanaya waxayna dowlada Iyo maamul goboleedka Galmudug ka codsanayaan hadaanan dadkaan Cadaado kasoo duulay meeshay kayimadeen lagu celin dhibkii yimaado waxaa ka ah nimanka soo duulay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.