Ciidamada AMISOM oo toogasho ku dilay Askari Somaliyed

amisom

Ciidamada AMISOM ayaa toogasho ku dilay Askari ka tirsan Ciidanka dowlada soomaliyeed dilka askari ayaa waxuu kadhacay wadada laga galo Garoonka diyaaradaha gaar ahaan Bar Koontarool, qoyska uu ka dhashay ayey waxay dowlada ka dalbadeen inay shrciga lahorkeeno ciidamada Uganda oo ka dambeeyey wiilkooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.