Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: December 2017

No Image

Shir looga hadlayo Amniga Qaranka oo maanta ka furmaya Muqdisho

4th December 2017 admin 0

Shir weyne looga hadlaayo Amniga Qaranka ayaa maanta ka dhacaya magaalada Muqdisho waxaana ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisal Wasaaraha, Madaxda Maamul Gobaleedyada, Saraakiil Ciidan […]

Ciidamada Dowladda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Degmada Qoryooley

4th December 2017 admin 0

Wararka naga soo gaarayo degmada Qoryooley ee Gobalka Shabeelaha Hoose ayaa soo sheegaya in Dagaalamayaasha Al-Shabaab ay xalay weerar ku qaadeyn Ciidamo ka tirsan milatariga […]

Meydka qof shacab ah oo saakay lagu arkay M/ Gaalkacyo.

4th December 2017 admin 0

Wararka naga soo gaarayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug ay soo sheegayaan in saakay meydka qof shacab ah lagu arkay Suuqa magaalada Gaalkacyo oo […]

No Image

Daawo:Galmudug Iyo Ehlu Suna Oo Heshiis Kugaaray Dalka Jabuuti

4th December 2017 admin 0
hooyo

Daawo:Hooyo 80 Jir ah oo Gurigeedii Lagu dhacay Kismaayo

3rd December 2017 admin 0

Hooyo Saynab Caalim Nuur oo 80 Jir ayaa waxay sheegtay in gurigeedii lagu dhacay magaalada Kismaayo, Hooyo Saynab ayaa mar hore cabasho ugudbisey hay’adaha abniga […]

diyarad

Daawo: Xildhibaanada Jubbaland Cambaareeyay Duqaynta Diyaaradaha Ciidamada Maraykanka

3rd December 2017 admin 0

Madaxwaynaha Soomaliya oo Shir gudoomiyey shirkii Aminga qaranka”Sawiro”

3rd December 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa guddoomiyey shirka Golaha Amniga Qaranka oo lagu gorfeeyey xaaladda amni ee dalka, xoojinta wada shaqeynta hay’adaha […]

Khadiijo M. Diiriye maxay ka tidhi mooshinka laga wado Madaxweynaha

3rd December 2017 admin 0

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ahna Xildhibaan ka tirsan Golaha shacabka ayaa sheegtay inay jiraan shaqsiyaad doonaya inay mooshin ka keenaan […]

muqtar

Mukhtaar Roobow oo kormeeray saldhigyo ciidan ku yaalla Baydhabo

3rd December 2017 admin 0

Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo maalmo ka hor gaaray magaalada Baydhabo ayaa bilaabay komeero uu ugu kuur galayo xaalada magaalada, isagoo booqday saldhigyo ciidan. […]

SAWIRRO: 8 Xisbi oo si rasmi ah isku diwaangeliyay

3rd December 2017 admin 0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa Maanta ku dhawaaqay in si rasmi ah shahaadooyinkooda aqoonsiga  loo  siiyay 8 xisbi siyaasadeed, waxaana Munaabsad arintaasi ku […]

SAWIRRO: Galmudug iyo Ahlsunna oo gaaray Heshiis horudhac ah

3rd December 2017 admin 0

Dalka Jabuuti Goordhow waxaa heshiis horudhac ah ku gaaray maamulada Galmudug iyo Ahlusunna. Sida ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta labada dhinac Heshiiskaan ayaa ka kooban dhowr qodob, […]

No Image

Kenya oo laga sugaayo 18 ka Bishaan in ay gudbiso jawaabto Dacwadda muranka Badda ee Soomaaliya.

3rd December 2017 admin 0

Dowladda Kenya ayaa wadda Qorshe ay dooneeyso inay ku buuxiyo Waqtii ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladu uqabatay in ay uga soo jawaabto Dacwadda muranka […]

Maxkamad ku taalla Kenya oo 30 sano oo xabsi ah ku xukuntay Muwaadin Soomaaliyeed.

3rd December 2017 admin 0

Ciidamadda Amaanka Kenya ayaa Cabdiraxman Cabdi Taakoow waxa ay Qabteen 14 kii September ee Sanadkaan isagoo indhaha ku haya Duleelo uu lahaa Xabsi ku yaalla  […]

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday Kolanyo ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo marayay Balcad.

3rd December 2017 admin 0

Dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Kolanyo Gaadiid ah oo marayay Inta u dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar, waxaana la sheegaya in uu ka dhashay […]

deg

DEG DEG: Dagaal ka socda Duleedka Balcad

3rd December 2017 admin 0

Wararka naga soo gaaraya Wadada U dhaxeysa degmooyinka Balcad iyo Jowhar ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu dagaal ku qabsaday ciidamo ka tirsan dowladda. […]

Posts pagination

« 1 … 32 33 34 … 37 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes