Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: November 2017

ciidamo

Ciidamada Puntland oo Xeebta Magaalada Garacad ku qabtay Ajaanib looga Shakisan yahay Al-shabaab

26th November 2017 admin 0

Saraakiisha Ciidamada Badda Ee Maamul Gobolleedka Puntland ayaa sheegay in Degaanka Garacad Ee Gobolka Mudug lagu qabtay Saddex Ruux oo kala ah Labo Ajaanib ah […]

Sheekh Maxamed Shaakir”waa in Gobollada Dhexe laga helaa Maamul Mideysan”

26th November 2017 admin 0

Madaxweynaha Maamulka Ahlusunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan oo asagoo ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda Kenya Wareysi siiyay Laanta Afka Soomaaliga Ee BBC ayaa […]

Xildhibaano ka tirsan B.S. oo Madaxweynaha kala shiray Caqabadaha hortaagan in la dilo Askarigii ka dambeeyay Dilka Wasiir Cabaas

26th November 2017 admin 0

Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo waxayna kala hadleyn Caqabadaha hortaagan in Xukunka dilka […]

Diyaarado Gargaar deg deg ah wada oo gaaray Dalka Yemen.

26th November 2017 admin 0

Wadanka ay dhibaatada ba’an ka taagan ee Yemen ayaa lagu wadaa in la gaarsiiyo gargaar deg deg ah oo dhinaca Bini-aadinimada kadib xaalad macluul ah […]

hawen

Daawo: Wasaaradda Haweenka ayaa maanta magalada Muqdisho ka daahfurtay ololaha wacyigalinta tacadiyada Haweenka

26th November 2017 admin 0
shari

Daawo:Qaar Ka Mid Ah Xildhibaanada Koonfur Galbeed ayaa Sheegay in Amisom Madaxwayne Shariif xasan ujoogaan

26th November 2017 admin 0
farjo

Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya uu kajadeeiyey sanad guuradii 66aad ee Radio Muqdisho

25th November 2017 admin 0

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagaayey sanad guuradii 66aad ee kazoo wareegtay aas aaskii Radio Muqdisho, Munaasabadaan lagu xusaayey sanad […]

tabit

Daawo:Mayerka goobolka Banaadir ayaa 3 sano gabar Jirta ka Bixiyey qarashkii qaliinka Isbitaalka

25th November 2017 admin 0

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit ayaa waxuu gurigooda uGu tagay gabar jirta 3 sano oo Buro dhabarka uga soo baxday waxuuna geeyey Isbitaalka Digfeer ee Turkiga […]

suxufi

Xaflad qalan Jabin ah oo Nairobi loogu qabtey Dhalinyaro Baratay Saxaafada” video+Sawiro”

25th November 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Nairobi ee dalka Kenya Lagu qabtay Xaflad loo qabatay 18 dhalinyaro ah oo baratay Saxaafada waxayna ka qalan jabiyeen Mahadka  Al-imra College ee […]

No Image

Qof shaqada Dowladnimo kor kasoo bilaabay Wax ma ka garanayaa dowladu sida ay u shaqeyso?W/Q Dr .Cabdi Aden

25th November 2017 admin 0

Adigoon waligaa shaqo dawladeed muddo ka soo shaqayn noocey ahaataba oo haba yaraatee aadan kusoo dhex barbaarin dhalinyaranimadeedii iyo intaad Dugsiyada iyo jaamicadaha dhiganeysay amaba […]

isbitaal

Dowlad Deeganka Somalida Itoobiya Oo Hirgalisay Gaari Adeeg Caafimaad Oo Wareega”Clinic”

25th November 2017 admin 0
far

Daawo:Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya Oo Tababar U Furay Dhaliyro Ku soo Biiray Ciidanka Daraawiishta Booliiska Soomaaliyeed

25th November 2017 admin 0

https://youtu.be/-jfE4IlyWRA

jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti oo Khudbad u jeediyay Baarlamaanka Golaha Shacabka.

25th November 2017 admin 0

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud ayaa Maanta khudbad ka hor jeediyay Kulanka Xildhibaanada Golaha Shacabka ay ku lahaayeen Xaruntooda Magaalada Muqdisho taasi oo uu kaga […]

SAWIRO-:Maxkamadda CQS oo dhageystay dacwada rag loo heysto qaraxyo Muqdisho ka dhacay.

25th November 2017 admin 0

Eedeysanayaal u qaabilsanaa malaashiyada Al-shabaab qarxinta goobaha maqaaxiyadaha oo markii labaad kasoo hor muuqday Garsoorka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, waxaana eedeysanayaasha ay kala […]

No Image

Daawo:Munasabad balaran oo lagu xusayo dhalashadii nabigeena suban (scw) ayaa waxaa qabtay Dusiga Iqra Caabudwaaq

25th November 2017 admin 0

Munasabad balaran oo lagu xusayo dhalashadii nabigeena suban (scw) oo ay soo agasimeen ardada iyo macaliminta dugsiga hoose dhexe iyo sare ee iqra ayaa lagu […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 33 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes