Daawo:Khudbadii Madaxwaynaha Soomaliya uu kajadeeiyey sanad guuradii 66aad ee Radio Muqdisho

farjo

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad Balaaran oo loogu dabaal dagaayey sanad guuradii 66aad ee kazoo wareegtay aas aaskii Radio Muqdisho, Munaasabadaan lagu xusaayey sanad Guuradii radio Muqdisho ka qayb galay madaxwayanaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaaji, Gudoomiayah Golaha shacabka Jaawi, Gudoomiyaha Gobolka Banadir Taabit, wasiirka warfafinta,Wasiirka dhalinyarada, Xildhibaano iyo madax kala duwan waxaa kaloo ka qayb galay bulshada qaybaheeda kala duwan.

Gaba Gabadii Xafladaan lagu Maamuusaayey sanad guuradii 66 Radio Muqdisho waxaa Khudbad Mahiim ah ka jiidiyey Madaxwaynaha Soomaliya asagoo uGu mahad Celiyey shaqaalaha Radio muqdisho daruufaha ay ku shaqeynayaan iyo hawsha adag ee at uhayaan bulshada soomaliyeed, waxuuna Mdaxwayanaha Bilad Sharaf gudoonsiiyey wariyaal,Xildhibaano iyoqaybaha biulshada oo qayb mahiim ka qaatay Radio Muqdisho.


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.