Daawo:Mayerka goobolka Banaadir ayaa 3 sano gabar Jirta ka Bixiyey qarashkii qaliinka Isbitaalka

tabit

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taabit ayaa waxuu gurigooda uGu tagay gabar jirta 3 sano oo Buro dhabarka uga soo baxday waxuuna geeyey Isbitaalka Digfeer ee Turkiga maamulaan waxuuna Balaqaday inuu bixinaayo qarashka Isbitaalka.

Arintaan uu ku kacay Gudoomiyaha Gobolka Banadir aya farxad Galisay dadwaynaha Soomaliyeed waana wax Mudan ku dayasho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.