Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: September 2017

sayid

Daawo:Golaha Wasiirada Jubbaland oo ka hadlay Dad shacaba iyo Xoolahoodii lagu xasuuqay Gedo

30th September 2017 admin 0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir Guddoomiyay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Dowlad Goboleedka Jubbaland. Kulankan […]

No Image

Daawo:Xildhibanada Galmudug oo magacaabay Gudiga Doorashada Madaxwyanaha Galmudug

30th September 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Cadaado Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Galmudug looga dhawaaqay Gudiga doorashada Madaxwaynaha Galmudug, Gudiga oo laga soo dhex xulay Xubnaha Baarlamaanka […]

DAAWO SAWIR & MUQAAL:Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Xariga ka jaray Saldhigga Turkiga ee Muqdisho.

30th September 2017 admin 0

  Xasan Cali Kheyrre Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka ah iyo Taliyaha Guud ee Ciidamada dowladda Turkiga ayaa si wadajir ah xariga ugu jaray Saldhigga ay dowladda Turkiga ay […]

No Image

Akhriso Magacyada Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug

30th September 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Cadaado Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Galmudug looga dhawaaqay Gudiga doorashada Madaxwaynaha Galmudug, Gudiga oo laga soo dhex xulay Xubnaha Baarlamaanka […]

No Image

Xaqiijin. ma jirto Diyaarad laga ceshay Caroonka Caabudwaaq

30th September 2017 admin 0

Waxaa maanta warar been abuur ah lagu baahiyay qaar kamid ah Website-yada iyo qaar ka mid ah  idaacadaha ka hawlgala magaalada muqdisho  taas oo looga […]

No Image

Wararkii ugu dambeeyey Cadaado iyo C/Qeybdiid, Mahad Salaad iyo Fiqi oo Abaabul dagaal ka wada Galmudug.

30th September 2017 admin 0

Wararka Maanta aan ka heleyno cadaado ayaa sheegaya in Xildhibaanadii sheegay in ay ku guuldaraysteen in ay Xal ka keenaan arrinta Galmudug ay hadda bilaabeen […]

deg

Deg Deg:Gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado looga dhawaaqay

30th September 2017 admin 0

Waxaa Magaalada Cadaado Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Galmudug looga dhawaaqay Gudiga doorashada Madaxwaynaha Galmudug, Gudiga oo laga soo dhex xulay Xubnaha Baarlamaanka […]

danan

Daawo:Musharax Barshiir Cali Danan ayaa isu soo taaqay Xilka Madaxwaynaha Galmudug

30th September 2017 admin 0

Musharax Bashiir Cali Danan ayaa noqday musharaxii ugu horeeyey ee isu soo taaga xilka Madaxwayanaha Galmiudg isagoo sheegay in aysan Galmudug boorso dambe lagu qaadanayn.

Reysulwasaaraha soomaaliya iyo taliyaha ciidaanka turkiga ulus akar oo siwada jira xadhiga uga jarayo saldhiga Milateri ee dawlada turkiga muqdisho ka dhistay.

30th September 2017 admin 0

Reysulwasaraha soomaaliya mudane xasan cali kheyre ayaa maanta  xarigga ka jari doona Saldhigga Milateri ee Turkiga ka dhistay magaalada Muqdisho, kaasoo lagu tababarayo Ciidamada Soomaaliya. […]

garad

Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ducaale Ayaa ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Tayanle

30th September 2017 admin 0

Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ducaale oo kamida garaadyada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Cabdirixmaan Tayanle oo ku geeriyooday dalka India waxauna […]

No Image

maxaa saaka ka cusub magaalada cadaado ee x/kmg ee maamulka galmudug.

30th September 2017 admin 0

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya Magaalada Cadaado ayaa waxa ay sheegayaan in wali uu taagan yahay Khilaafka u dhaxeeya Madaxda maamulka Galmudug. Sida […]

Kenya oo walaac ka muujisay weerar Al-Shabaab ay ka geystaan Magaalada Mandheere.

30th September 2017 admin 0

Ciidamada Amaanka ee Dowladda Kenya ayaa Waxaa uu Sheegay in Xiligan ay ka cabsi qabaan in Al-Shabaab ay Weeraro ka geystaan Magaalada Mandheere ee gobalka […]

No Image

Daawo:Madaxwayanaha Soomaliland oo kaqayb galay aas qaran oo loo sameeyey Xildhibaan C/rixmaan

30th September 2017 admin 0
jawaari

Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmaya Dhigiisa Dalkaas.

30th September 2017 admin 0

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu la kulmo la qaato dhiggiisa Dalka Masar Cali Abdel Aal,kaas oo ay ka wada hadli […]

masjid

Culimada Soomaliyeed ee Kusugan Muqdisho ayaa daaf furay Masjidka Ridwaan

30th September 2017 admin 0

Posts pagination

1 2 … 31 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes