Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ducaale Ayaa ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Tayanle

garad

Garaad Jaamac Garaad ismaaciil ducaale oo kamida garaadyada Sool Sanaag iyo Cayn ayaa ka Tacsiyeeyay Geeridii Xildhibaan Cabdirixmaan Tayanle oo ku geeriyooday dalka India waxauna ilaahay uga baryey inuu janadii kawaraabiyo ehe;lkii uu katagayna samir iyo iimaan kasiiyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.