Deg Deg:Gudiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo Cadaado looga dhawaaqay

deg

Waxaa Magaalada Cadaado Xarunta ku meel gaarka ah ee maamulka Galmudug looga dhawaaqay Gudiga doorashada Madaxwaynaha Galmudug, Gudiga oo laga soo dhex xulay Xubnaha Baarlamaanka Isbadal doonka Galmudug ayaa gaaraya 13. Xubnood waxaana la filayaa inay iska soo dhex doortaan Gudoomiyaha Gudiga Doorashada Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Galmudug.

26.kii bishaan ayay ahayd Markii 52. Mudane ay kala noqdeen Codka kansoonida madaxweynihii hore ee #Galmudug Mudane AXMED DUCAALE GEELE (XAAF

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.