Xaqiijin. ma jirto Diyaarad laga ceshay Caroonka Caabudwaaq

Waxaa maanta warar been abuur ah lagu baahiyay qaar kamid ah Website-yada iyo qaar ka mid ah  idaacadaha ka hawlgala magaalada muqdisho  taas oo looga been abuuranayo Garoonka ama  Madaarka Diyaarahaha Caabudwaaq kaas oo lagu sheegay in hawada caabudwaq laga celiyay diyaarad.

wararkaan lagu baahiyay baraha bulshada iyo warbaahinta ayaa ah beer abuur oo lagu qalqal galanayo bulshada reer caabudwaq.

Caabudwaaq waxaa ay ka mid tahay Degmooyinka Galmudug  dhamaantood maanta ma jirto diyaarad u soo duushay oo ka timid  Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.