Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo la kulmaya Dhigiisa Dalkaas.

jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa la filayaa in uu la kulmo la qaato dhiggiisa Dalka Masar Cali Abdel Aal,kaas oo ay ka wada hadli doonaan xiriirka labada Baarlamaan,mataaneynta Baarlamaannada Masar iyo Soomaaliya iyo Qodobbo kale.

Hayeeshee  Marka uu dhamaado kulanka labada guddoomiye Baarlamaanka ee Soomaaliya iyo Masar ayaa la filayaa in kulankooda ay ka soo saaraan war-murtiyeed koobaya waxyaabaha ay uga wadahadleen kulankooda.

Gudoomiyaha baarlamaanka Soomaliya oo hatan ku sugan  Magaalada qaahira ee Dalka masar ayaa waxaa uu  booqday Dhismayal iyo Xarumaha ugu caansan ee Dalka Masar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.