Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: August 2017

No Image

Daawo:Shirkii Golaha Wasiirada Soomaliya oo lagu magacaabay Hantidhowraha Qaranka Somaliya

4th August 2017 admin 0

Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa arrimaha kulanka […]

qaali

Daawo:Fananada Qaali Ladan oo beenisey inay dhimatey

3rd August 2017 admin 0
galyr

Cali Khaliif:Xilkaqaadista laygu sameeyey Xamer iyo garoowe baa laga soo abaabulay

3rd August 2017 admin 0

Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Cali Khaliif Galayr ayaa waxuu sheegay dhibaatda iyo qalalasaha siyaasadeed ee khaatumo ka dhacay Waxaa laga soo abaabulay Xamer iyo Garoowe […]

No Image

Akhriso:Madaxwaynaha Soomaliya oo Magaacabay Lataliyaal Cusub iyo Gudiga taakulaynta Ciidamada

3rd August 2017 admin 0

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa soo saaray wareegto uu ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada iyo Lataliye-yaasha Madaxwaynaha ee Arrimaha […]

arday

Daawo:Xaflad sagootin ah oo loo qabtay ardaydii kaqalan jabisay iskuulka siiinay Ee Degmagada Luuq

3rd August 2017 admin 0

Xaflad si heer sare u dhacdaya oo soo qaban qaabsheen Maamulka dugsiga hose dhexe ee siinaay ee degmada luuq ee Gobolka Gedo aXafladaan ayaa waxaa […]

janan

Wasiirka Amniga Jubbaland oo Dardaaran ujeediyey Ciidanka Daraawiishta Gobolka Gedo

3rd August 2017 admin 0
lacag

Go’aanno laga soo saaray jahawareerka lacagta Shillin Soomaaliga Boosaaso

3rd August 2017 admin 0

Kulan ka dhacay Magaalada Boosaaso oo ay isugu yimaadeen Maamulka Gobalka Bari,kan Degmada Boosaaso ,wasaaradda maaliyadda ,Bankiga Dhexe ee Dawladda iyo Ganacsatada sariflayaasha ah ee […]

kaniisad

Daawo:Somaliland Oo Ku Dhawaaqdey In Ay Xirtay Kaniisadii Hargeysa Laga Furay

3rd August 2017 admin 0
uganda

Meydadka Askarta Ciidamada Uganda oo La Keenay Kampala “Sawirro”

3rd August 2017 admin 0

Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa timid diyaarad Siday Meydadka Ciidamo ka Tirsaan kuwa Uganda oo lagu dilay dagaal qorshaysan […]

No Image

Akhriso:Dowlada Soomaliya oo Xirirka Ujartay Shirkadaha Gaar loo leeyahay, Shaqadiina u Wareejisey Hay’adaha Dowlada

3rd August 2017 admin 0

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba ka baxday heshiisyadii ay kula jirtey dhamaan shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee bixiya adeegyada kala duwan ee […]

puntland

Daawo: Xaflad lagu xusayo Puntland oo 19 jirsatay ayaa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee Garoowe.

3rd August 2017 admin 0
galyr

Barlamanka Khaatumo oo xilkii kaqaaday Madaxwaynaha Khaatumo Cali Khalif iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Khatumo

3rd August 2017 admin 0
muqdisho

Muqdisho = Shacab Ka Cabanaya Dhulkoodii Oo Laga Qaaday

3rd August 2017 admin 0
diri

Culimada Somaliland Ayaa Bayaan Ka Soo Saaray Kaniisadda, waxayna kubaaqeen in si dag daga looxiro

2nd August 2017 admin 0

Culimada awdiinta ugu waa wayn somaliland oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargaysa ayaa waxay si cad uga soo horjeesteen Kaneesada Soomaliland laga furay, Culimada […]

Akhriso; Sharci yaqaan Cali Somali oo Taageeray Wasiirka Dastuurka, kana horyimid dalabka Baarlamaanka.

2nd August 2017 admin 0

Barlaamaanka Iyo Maxkamada Sare. Diidida baarlamanka Go’aanka maxkamada sare ma aha arrin ku cusub caalamka, waxay ka dhacday dalalka sharciyada ugu horeeyo sida faransiiska, masar, […]

Posts pagination

« 1 … 27 28 29 30 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes