Cali Khaliif:Xilkaqaadista laygu sameeyey Xamer iyo garoowe baa laga soo abaabulay

galyr

Madaxwaynihii hore ee Khaatumo Cali Khaliif Galayr ayaa waxuu sheegay dhibaatda iyo qalalasaha siyaasadeed ee khaatumo ka dhacay Waxaa laga soo abaabulay Xamer iyo Garoowe sidaan wadahadalada ula galnay Somaliland.

Cali kahaliif iyo gudoomiyaha Baarlamanka khaatumo ayaa waxaa Xilka ka qaaday Baarlamaanka Khaatumo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.