Go’aanno laga soo saaray jahawareerka lacagta Shillin Soomaaliga Boosaaso

lacag

Kulan ka dhacay Magaalada Boosaaso oo ay isugu yimaadeen Maamulka Gobalka Bari,kan Degmada Boosaaso ,wasaaradda maaliyadda ,Bankiga Dhexe ee Dawladda iyo Ganacsatada sariflayaasha ah ee Boosaso ayaa lagu Go’aamiyey qadashada lacgta shilinka soomaliga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.