Daawo:Xaflad sagootin ah oo loo qabtay ardaydii kaqalan jabisay iskuulka siiinay Ee Degmagada Luuq

arday

Xaflad si heer sare u dhacdaya oo soo qaban qaabsheen Maamulka dugsiga hose dhexe ee siinaay ee degmada luuq ee Gobolka Gedo aXafladaan ayaa waxaa lagu sagoontinaayey ardaydii dhameystay sanad dugsiyeedka 2016/2017 waxaana ka qabgalay waladinta,ardayada iyo martisharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.