Meydadka Askarta Ciidamada Uganda oo La Keenay Kampala “Sawirro”

uganda

Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda ayaa waxaa timid diyaarad Siday Meydadka Ciidamo ka Tirsaan kuwa Uganda oo lagu dilay dagaal qorshaysan oo todobaadkaan ka dhacay deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Ilaa 12-askari oo ka tirsanaa Ciidamada Uganda oo lagu dilay gobolka Shabeelaha Hoose ayaa laga dajiyay magaaladaas waxaana garoonka ku suganaa waalidiinta askarta la dilay oo wajiyadoooda ay ka muuqatay murugo aad u weyn iyo mas’uuliyiin ka Tirsan Dowladda Uganda. Ciidamada Dowlada Ugandha ayaa waxay kamid yihiin ciidanka nabad ilaalinta midowga Africa ee loo yaqaano Amisom.
uganda

uganda

uganda

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.