Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

farm

Madaxweyne Soomaliya oo sagootiyay Safiirka Sweden “Sawiro+Video”

20th July 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaaji iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo saraakiisha Madaxtooyada ayaa munaasabad saagootin ah […]

raysawa

Ra’isulwasaare ku-xigeenka Somaaliya oo xariga ka jaray balaarin lagu sameeyey Radio Muqdisho

20th July 2017 admin 0

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa xariga ka jiray balaarain lagu sameeyey idaacada Fm radio Muqdisho, waxaa goob joog ka ahaa xafladda daahfurka mashruuca balaarinta Raadiyaha […]

No Image

Maqal iyo Muuqaal: Somaliland oo Laga soo qayb galinaayo Dastuurka Soomaliya

20th July 2017 admin 0

Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Federaalka C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa  shaaciyay in Dastuurka aan Afti loo qaadi karin inta ay maqan tahay Somaliland.

masjid

Daawo:Munaasibal Lagu Soo Gabagabaynayay Tartanka Qur’aanka oo kadhacday Muqdisho

20th July 2017 admin 0
ceelcade

Daawo:Arday dhamaysatay waxbarashada Dugsiga Sare Cel Cade ee Gobalka Gado oo Sagootin iyo soo dhaweyn loo sameeyey

20th July 2017 admin 0
coldon

Daawo: Ururka kaalmee Kuwan OO Deeq Lacaga Gaadhsiiyay Dad Danyar ah

19th July 2017 admin 0
maryan

Daawo: Wasaarada Gargaarka Somaaliya Oo Dalbatay Kaalmo Dheeraad ah

19th July 2017 admin 0
sayid

Daawo:Maamulka Jubbaland oo ka hadlay Maykii iyo dhaawacii Lakeenay Isbitaalka Kismaayo

19th July 2017 admin 0

Maamulka Jubbaland ayaa diiday in lala kulmo dad shacaba oo qaba dhaawacyo halis ah oo ubaahan in dalka dibadiisa loo qaado iyo kuwa mayd ah […]

maliyad

Bangiga Aduunka oo qaaday talaabo ka farxisay shacabka iyo Dowlada Soomaliya

19th July 2017 admin 0

Kulan Dhexmaray Dowlada Soomaliya oo uu kamaid yahay Wasiiru dowlaha Wasarada Maaliyadda Maxamuud Xayir Ibraahim, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Cabdullahi Sheikh Cali iyo Bangiga Adduunka […]

hani

Daawo:Xildhibaan Hani ayaa sheegtay Puntland ay ku fiican tahay soo dhaweeynta

19th July 2017 admin 0

Xildhibaanad Hani Maxamed Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaliya ayaa booqasho ku tagatay Kaamka Barakacayaasha ee degmada Boosaasob waxaana booqashadeeda ku waheliyey DUqa magaalada Boosaso […]

maryan

Daawo:Wasiirada Gargaarka iyo Musiibooyinka oo soo xertay shirkii Kahortaga Musiibooyinka

19th July 2017 admin 0

Kulan ay soo qaban qaabisey Wasaarada arimaha Gargaraaka iyo Maareynta masiibooyinka oo looga hadlaayey sidii looga hortagi laha masiibooyinka ayaa ka dhacay Muqdisho waxana ka […]

No Image

Daawo:Madaxwaynaha Hirshabeele oo sheegay Inuu shaqo u abuurayo dhalinyarada

19th July 2017 admin 0
isgaarsin

Daawo:Dowlada Soomaliya oo Ka Naxsatey Shirkadihii Ka faa’idaystay Furaha Soomaliya 252

19th July 2017 admin 0

Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lawareegi doonto Maamulka Furaha Soomaaliya 252 iyo astaanta Internet ee “SO” waana hanti qaran sida uu sheegay […]

No Image

Daawo:Guddoomiyaasha labada aqal ee Baarlamaanka iyo hay’ada UNDP oo Muqdisho ku kulmay

19th July 2017 admin 0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ,Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Madaxda Haya’da UNDP ayaa xarunta Xalane ee Magaaladda […]

No Image

Wax ka ogow qaabkii uu udhacay Kulankii wasiirka Dastuurka Soomaliya Iyo Qurba joogta

19th July 2017 admin 0

Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadatashi ah la qaadatay dadka Qurbajoogta ah ee dalka ku sugan oo isugu jiray masuuliyiin […]

Posts pagination

« 1 … 8 9 10 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes