Madaxweyne Soomaliya oo sagootiyay Safiirka Sweden “Sawiro+Video”

farm

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaaji iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo saraakiisha Madaxtooyada ayaa munaasabad saagootin ah ugu qabtay Safiirkii dalka Sweden Mr. Mikael Lindvall oo muddo gaaraysa 5 sano ka shaqaynaayey dalka.

Madaxwayne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa guddoonsiiyey Safiir Mikael Lidvall Hidiyad.


sago

far

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.