Ra’isulwasaare ku-xigeenka Somaaliya oo xariga ka jaray balaarin lagu sameeyey Radio Muqdisho

raysawa

Ra’isul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa xariga ka jiray balaarain lagu sameeyey idaacada Fm radio Muqdisho, waxaa goob joog ka ahaa xafladda daahfurka mashruuca balaarinta Raadiyaha Qaranka Wasiiro, Xildhibaanno, Mas’uuliyiin ka socotay maamulka Gobolka Benaadir iyo marti sharaf kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.