Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

nabadey

Baaq Nabadeed: Joojin colaadda ka socota Dagaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud

22nd July 2017 admin 0

kulan ay ku yeesheen qadka telephon-ka, wax garad kasoo jeeda deegaanada Galgaduud, ayaa habeynimadii xalay qadka teleefan-ka, waxay ka soo saareen baaq nabadeed oo ku […]

dagaal

Baaq loo Diray Beelo Colaad Ku Dhexmartay Somaliland

21st July 2017 admin 0
arday

Akhriso: 100 ka arday ee ugu horeysa Imtixaanka Dowladda soomaliya

21st July 2017 admin 0

Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Magacyada 100-ka Arday ee ugu horeysa Natiijada Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare Sanad waxbarashadeedka 2016-2017.

No Image

Madaxweyne Soomaliya Oo Ku Baaqay In La Joojiyo Colaadda Kasocoto Xeraalle

21st July 2017 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka kataagan agagaarka deegaanka Xeeraale ee Gobolka […]

garad

Daawo:Wasiir ku xigeenka dekekadaha Soomaaliya oo lagu soo dhaweeyay London

21st July 2017 admin 0
muqdisho

Maxkamada Gobolka Banaadir oo Muwaadin Soomaliyeed Gurigiisii dib Ugu Celisay iyo Cabsi soo food saartey Dadka Haysta Guryaha Aysan Lahayn

21st July 2017 admin 0

Waxaa Isi soo taraya Muwaadiyiinta soomaliyeed ee Guryahoodii xamar si sharci daro ah looga haystey oo dib loogu soo celinaayo taas oo farxad galisay shacabka […]

sayid

Kismaayo:Madaxwayne Kuxigeenka 1aad Jubbaland ayaa furay Shirweyne Qaran oo looga hadlayo isgaarsiinta Dalka

21st July 2017 admin 0

Madaxwayne Kuxigeenka 1aad ee Jubbaland Maxamuud Sayid aadan ayaa magaalada Kismaayo Ka furmay Shir looga hadlaayey Hindisi sharciyedka xeerka isgaarsiinta Dalka ayaa wuxuu ka dhacay […]

wasr

Kulankii Golaha Wasiirada Somaaliya Oo Lagaga Hadlay Arrimo Dhawr ah

21st July 2017 admin 0

Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre. Arrimaha kulanka looga […]

ciro

Daawo: Guddoomiyaha Waddani Oo Baaq U Diray Beelaha Ku Dagaalamaya Somaliland

21st July 2017 admin 0
No Image

Daawo: Xildhibaano Kahadlay Dagaalo Ka Soo Cusuboonaaday Hirshabeele

20th July 2017 admin 0
colow

Bulshada rayidka oo taageertay Dowlada Soomaliya

20th July 2017 admin 0

Ururada bulshada rayidka ayaa markii ugu horeeyay taageero balaaran waxay u fidiyeen ,dowlada uu hogaamiya madaxwayne maxamed cabdulaahi farmaajo. Kulamo balaaran oo ururada bulshada rayidka […]

lacag

Daawo:Ganacsigii Magaalada Galkacyo oo Albaabada Layskugu dhuftay Doolarna wax lagu kala gadanaayo

20th July 2017 admin 0

Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta wax Ganacsiya kajirin kadib markii ganacsatadu diideen qaadashada kunka shillin oo ah lacagta kaliya ee laga isticmaalo Soomaaliya, Goobaha Waa Weyn […]

deg

Dagaal Xoogan oo udhaxeeya M Galmudug iyo M Goboladhexe ayaa kasocda Gobalka Galgaduud

20th July 2017 admin 0

Wararka ka Imaanaya Gobalka Galgaduud ayaa Sheegay in Dagaal laysu adeegsadey qoryaha waa wayn uu kasocdo Maanta degaanka Xeraale dagaalkaan ayaa udhaxeeya Maleeshiyaad kala Taabacsan […]

askr

Saraakiil kamida Ciidamada Jubbaland oo Ku Biiray Al-shabab

20th July 2017 admin 0

Xarakada Al-shabaab ayaa Magaalada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ku soo bandhigtay 4 Qof oo midi uu yahay sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo […]

asli

Daawo:Qaabkii loo soo dhaweeyey Haweeneydii ugu horeysay ee duuliye ka noqoto Soomaaliya

20th July 2017 admin 0

Haweeneydii ugu horeysay ee duuliye ka noqoto Soomaaliya Asli Xasan Nuur Cabaade ayaa Magaalada Muqdisho si diiran u soo dhaweeyay haweenka qaranka iyo mas’uuliyiin kale […]

Posts pagination

« 1 … 7 8 9 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes