Daawo:Qaabkii loo soo dhaweeyey Haweeneydii ugu horeysay ee duuliye ka noqoto Soomaaliya

asli

Haweeneydii ugu horeysay ee duuliye ka noqoto Soomaaliya Asli Xasan Nuur Cabaade ayaa Magaalada Muqdisho si diiran u soo dhaweeyay haweenka qaranka iyo mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.