Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: July 2017

qarax

Qarax qasaara geystey oo ka dhacay duleedka Magaalada Baydhabo

23rd July 2017 admin 0

Qarax ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan Amisom oo ka soo baxay magaalada Baydhabo kuna sii jeeday Degmada Buur-hakaba, Alshabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qarax khasaaro […]

No Image

Daawo:Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada oo Gaartay Garoowe

23rd July 2017 admin 0
BOOLIS

Dhageyso:Talyaha Booliska soomaliya oo Fariin adag u diray dadka sharciga Ku tumanaya

23rd July 2017 admin 0

Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya Janaraal C/xakiim Daahir Saciid Saacid ayaa shirka jaraa’id ka sheegay in laamaha amniga ee dalka ay diyaar u yihiin cidii awaamiirtan […]

No Image

Dhageso:Taliyaha Nabadsugida wixii hada ka dambeeya cidii Al-Shabaab Dhaqaalo u geeysa Hantidooda waa lala wareegaya

23rd July 2017 admin 0

Taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida iyo sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa sheegay in ay jiraan Shirkado sida,kuwa Xawaaladaha, Bangiyada lacagaha haya iyo Gacnsato Al-Shabaab lacag […]

madi

Raysawasaare Kuxigeenka Dalka oo Lakulmay Hobolada Waaberi

23rd July 2017 admin 0
No Image

Dhageyso:Wasiirka Amniga oo amar Duldhigay Ganacsatada Taageerada sinaysay Al-shabaab

22nd July 2017 admin 0

Wasiirka amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya mudane Maxamed Abuukar Ducaale Islow oo ka hadlay shir saxaafadeed si wadajir ah ugu qabtay isaga iyo taliyeyaasha nabad sugidda […]

jawaari

Daawo:Xildhibaanada barlamaanka Soomaliyeed oo jabiyey Sharcigii iyo kala Dambayntii

22nd July 2017 admin 0

Xildhibaanada baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay cod u qaadeen qodob ku aadanaa 8dii Kursi ay horay u diiday doorashadooda Maxkamada sare ee dalka 184 Xildhibaan ayaa […]

maxaabiss

Maxaabiis Soomaliyeed oo ku xirnayd dalka Itoobiya ayaa Muqdisho soogaaray”Sawiro”

22nd July 2017 admin 0

Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka soo degtay Diyaarad siday Maxaabiis soomaaliyeed oo ku xirnaa dalka Itoobiya, Maxaabiistaan ayaa waxa ay kabadan yihiin […]

amisom

Ciidamo dheeraad ah oo katirsan amisom ayaa soo Gaaray Muqdisho”Sawiro”

22nd July 2017 admin 0

Waraka anaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta ay soo gaareen ciidamo ka tirsan Amisom Saraakiisha Ciidamada Amisom ayaa waxa ay sheegeen in […]

bar

Baarlamaanka Soomaaliya oo ka horyimid Go’aankii ay Maxkamada Sare 8 kursi oo lagu muran san yahay

22nd July 2017 admin 0

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa laalay go’aankii Maxkamadda sare ee farayay in dib loogu laabto doorashada 8 Kursi oo ka mid ahaa Golaha shacabka Soomaaliya,kuwaas […]

No Image

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kulan laqaatay ururka haweenka Gobolka banaadir

22nd July 2017 admin 0
dorasho

Daawo:Dowlada Soomaliya oo loogu baaqay inay bilowdo doorashada 8 Kursi

22nd July 2017 admin 0
No Image

Wasiirka Dastuurka soomaliya oo Kismayo lagu soo dhaweeyey

22nd July 2017 admin 0

Wasiirka Dastuurka Soomaaliya Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Ayaa Soo Gaarey Magaalada Kismaayo Waxaa Ayna Kulamo Looga Hadlaayo Arimaha Dastuurka Ay La Yeelanayaan Madaxda Maamulka Jubaland […]

gaas

Bandhigii Buugaagta ayaa Garoowe Lagu Soo Gabgabeeyay

22nd July 2017 admin 0
No Image

Daawo:Waxgarad Ku baaqay In la aqbalo Baaqii Madaxwayanaha Soomaliya

22nd July 2017 admin 0

qaar kamida Odayaasha,waxgaradka iyo Culumada soomaliyeed ayaa waxay soo dhaweeyey Baaqii Madaxwaynaha Soomaliyeed Maxamed cabdulaahi farmaajo ee ahaa in lajojiyo Xabada kasocta gobolka Galgaduud gaar […]

Posts pagination

« 1 … 6 7 8 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes