Baarlamaanka Soomaaliya oo ka horyimid Go’aankii ay Maxkamada Sare 8 kursi oo lagu muran san yahay

bar

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa laalay go’aankii Maxkamadda sare ee farayay in dib loogu laabto doorashada 8 Kursi oo ka mid ahaa Golaha shacabka Soomaaliya,kuwaas oo doorashadooda ay muran ka taagneyd, Kooramka Xildhibaannada xaadiray fadhiga ee codka geliyay ayaa dhamaa 184,waxaana in la laalo u codeysay 180 ka mid ah halka 4ta kale ay ka aamuseen.

Guddoomiye Kuxigeenka Labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalla Cawad ayaa Warbaahinta u Akhriyay Qodobo dhowr ah oo Xildhibaanka uu ku weyn karo Shaqadiisa,waxaana Qodobadaas aan ku jirin in Xildhibaan loo dhaariyay Xil Qaran uusan Xilkaasi weyn karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.